SOMALIYA IYO GOLAHA AMAANKA RUN MISE BEEN

SOMALIYA IYO GOLAHA AMAANKA RUN MISE BEEN

Somaliya in dawlad loo dhisaa wax fudud ma aha hadii aan la dersin oo dib loo eegin arimaha sababey iney dawlad fashilantey noqoto, oo caalamku runta u noqdo si isyeelyeelka looga baxo hadaba maxay tahay runtan ay baal marayaan daneeyaasha arimaha somaliya iyo saaxiibada somalidu?

Waxaa aanu  rabnaa in aanu ka run sheegno xaalada somaliya iyo sida xal loo helaa muhiim u tahay arintan waxay u baahan tahay in caalamku ka eego laba dhinaca oo kala ah:

  1. Isla Xisaabtan iyo Dib u heshiisiin (Accountability and reconciliation)

Suurtagal ma aha in aan lala xisaabtamin dadkii magaca dawlada Somaliya ku xasuuqay shacbiga somaliyeed in la iska iloobo oo ay waliba ku adkeysanayaan in ay sax ahayd in dadka la xasuuqo oo maalina aan iska qoomameyn waxay geesteen caalamkuna idhaha ka lalinayo oo iska daawanayaan,arintani waa mida dhiirigelisay in ilaa hada la sii xasuuqo dad aan waxba galabsan oo somaliyeed iyada oo golaha amaanku og yahay oo waliba taagerayo xubnaha geesanaya tusaale waxaa kugu filan arintii Baydhabo ee lawada ogaa iyo Abdiraxamaan cabdishakuur wareerkii gurigiisa lagu qaadey laguna laayey wax badan ka akhri Dowladda Soomaaliya oo ku amartay Nicholas Haysom inuu dalka ka baxo – BBC News Somali

Last Updated: Monday, 6 September, 2004, 15:09 GMT 16:09 UK http://newsimg.bbc.co.uk/shared/img/o.gif E-mail this to a friend Printable version   Militia advances on Somali port General Morgan General Morgan has a fearsome reputation Residents in the southern Somali port of Kismayo are reported to be nervous that forces loyal to warlord General Morgan are planning an assault. At least 50 of General Morgan’s heavily armed vehicles are reported nearby. The advance is being resisted by the Juba Valley Alliance militia, and there were reports of skirmishes outside the town on Sunday. General Morgan has refused to join the latest Somali peace talks, or take up a seat in the planned transitional parliament set up in Kenya last month. Fertile region The warlord, whose full name is Mohammed Hersi Si’iid Hersi, was nicknamed the Butcher of Hargeisa, after being accused of murdering scores of innocent civilians during fighting in the Somaliland capital. He is the only major militia leader to refuse to participate in the peace process. Somalia has been without a central government since early 1991, when the Somali government of the late military ruler Mohamed Siad Barre collapse……..

La soco ……….