HAMBALYO SAHAMIYE FOUNDATION

Mudane Ismaciil waad ka muteysatey dadkaga reer Somaliland in ay kugu bogaadiyaan sida aad uga qaybqaadatid,taageerida,tababarada,gurmadka iyo ka warhaynta duruufahooda caafimaad waxbarasho iyo bulsho ba hala ha kuu barakeyo ganacsigaaga hana kaa aqbalo khayrkasta oo isaga( ALLAH) dartiid u hortid.

Ganacsatada kana waa tusaale ay ku dayan karaan.

Waa wakhti adag oo bishii ramadam na fooda inagu soo hayso sadaqada ha la badiyo gurmadka abaarahana ha laysku abaabulo xanuunka Covid-19 kana ha layska kaashado amaanadana umada hala gaadhsiiyo ha looguna qaybiyo si siman oo loogu kala hormarinayo cida ugu baahibadan ee ugu haboon.Allah na (swt) ha laga cabsado dhamaanteen waa inaynu ilaashanaa dadkeena iyo dalkeena isku kaalmeysanaa wanaaga,khayrka iyo horumarka.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s