XUKUMADAHA SOMALILAND OO KU GUULDAREYSTEY INEY MAXKAMAD CAALAMIYA U FURAAN XASUUQII 80 NAADKII

Hayadaha xaquuqal insaanka ee Somaliland waxay gabtey shaqadeedii ugu muhiimsaneed oo ah iney hormood ka noqoto martigelinta baadhitaan caalamiya oo lagu soo bandhigoo dadkii reer nimada loo xasuuqay ee reer Somaliland,dawlada Somaliland iyo xisbiyada siyaasada ee somaliland waxay gabeen kalintoodii kaga adaneed in ay cadaalad maxali ah iyo mid caalamiyaba helaan dadkaasi.

Taasi waa ta keentey in dadkii xasuuqa geystey weli ku hadaaqayaan in ay sax ahayd in dadkaasi la xasuuqo oo aaney xitaa qarsan foolxumadii ay geysteen.

waa in lagu martiqaadaa haydaha caalamiga ah ee xuquuqaha adama difaacaa ddhacdooyinkan maalinba markaati u ah dadkii la xasuuqay ee daadadku soo faqayaan goobjoogna ka noqdaan arimahan hadii kale waxba tarimeyso calaacal iyo waa nala xasuuqay aan maalintaa dhaafsiisneyn weliba waxaa iman doonta in aan laga baaqsan xasuuq kale oo la mida kii hore.