HAMBALYO MEHER (AXMED IYO UGBAAD)

hogaanka medio group waxay Tahniyad Meher u dirayaan:

Axmed C/Xakiim Daahir Xayd Iyo Ugbaad Cabdi Xasan Bowdayare

oo 15/05/2021 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Birmingham ee cariga Boqortoyada Midowbey (United Kingdom). Reerkii Lagu nastee wada jiree nabadgala ahaada .ubad kheyr qaba Allah swt ha idinku arsaaqo amiin amiin yaa Allah