MAR KALE IYO MARIN HABAABIN(MARKALE IYO MIDNIMO)

May be an image of 7 qof iyo people standing

Aragti aan la jaanqaadeynin waaqiciga iyo been ka sheegid xaqiiqada

Somaliya ma dawlad baa ka jirta mise waa dal aan dawlad lahayn oo caalamku ilaaliyo u taliyo maamulana?

Xaqiiqada Somaliland ee 30 kii sano ee ay la soo noqotey xoriyadeedii :

a) Nabadgelyo lugo adag leh b) Dawladnimo shaqeynaysa kala dambey, maxkamado boolis, xisbiyo siyaasadeed doorashooyin xor ah

c) Lacag iyo passport u gaara d) Ciidamo qalabsida oo suga guud ahaanba xuduudada Somaliland

e) Xidhiidh iskaashi oo caalami ah in kabadan 30 dawladood oo sitoosa ula xidhiidha la gala heshiisyo iyo iskaashi kuwaas oo ay ku jiraan dalalka golaha amaanka ee qaramada midoobey.

FILE - Somalis walk past debris after a suicide car bomb attack on a government building in the capital Mogadishu, Somalia, Saturday, March 23, 2019. Al-Shabab gunmen stormed the government building after the bomb attack.
Sawirkani waa Muqdisho iyo Qaraxyada Joogtada ah ee joogtada noqdey saaxiibadey midnimo iyo markale waa haboon in ay horta xasiliyaan Somaliya waayo meel hada midnimo laga hadlo lama joogo ee waxaa loo bahan yahay inSomaliya loo gurmado lana samata bixiyo balse riyo maalmeed looma baahna.

May be an image of 1 qof, balloon iyo gudaha
Sawirka sare Shiine Culay iyo 18 May 2021