SHEEKO XIISO LEH MAXAA KA JIRA

Sida dad badan oo reer Somaliland ama Somaliyeedba malaha is waydiinayaan Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan cabdilahi (Cabdiraxmaan Ciro) iyo 18 May Maxaa kala haysta anigu ma ogi balse isaga iyo dadka reer Somaliland ayaa ka jawaabi sida uu facebook giisa ku qoray Kunciil Cabdiraxmaan Somalilander iyo sawirada sare oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ninkaasi bal maxay kula tahay adigana.