FARMAAJO GODOB MUUQATA AYUU AASAYAA BALSE MAXAA XIGIDOONA ?

DULMIGU MA GUULEYSTO WELIGII XAQUNA FEEDHAHA AYUU KA DILAACAA HADABA ALLAH IN LAGA BAQO OO INANTAN MEEL LA SAARO ARINTEEDU WAA MID WAAJIB KU AH QOF KASTA OO AWOOD U LEH OO ALLAH KA BAQAYA RUMEYSANA MAALINTA DAMBE EE CADAALADA ALLE LA WAJIHIDOONO.