ALLAH(SWT) HA U NAXARIISTO SULDAAN CUMAR SULDAAN MAXAMED SULDAAN FAARAH

Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un - Wikipedia

hogaanka media group media waxaa uu Tacsi u dirayaa dhamaan Umada reer Somaliland oo dhan waxaanu ka tacsideynaynaa suldaan Cumar Ehelkii Ubadkii iyo asxaabtii uu ka baxay suldaanku Allah(swt) waxaanu uga baryanaa naxariistiisa jano dhamaantiina Allah samir iyo iimaan ha inaga siiyo Aamin yaa Allah