REER MUQDISHO MA RUUG CADAAGII SOO ROGAALCELI BAA ARINKOODU?

Waa xusuus ficiladii Kacaankii 21 Oktoobar iyo dhaqanka maanta Maalmuhu isku eekaa markey talo faraha ka baxdo orodkaa xigin ee Caqligu ha shaqeeyo inta wakhtiga joogo hadhow bay odhan sidaa ma moodeynin taariikhdu waxay ina bartaa in aynu ka digtoonaano talo xumadii shaley qaarkeen ku dhaceen dad badana ku galaafteen xisaab tii Allahna waa halkeedii qof walba wixii uu shaqeysto ayuunbaa lagu abaal marindoonaa ee dadka ha loo turo oo dhiiga dadkiina dhayal ha u daadinina markale ayaad garan maanta dulmiga jira iyo calool xumada somalilada konfuureed Farmaajo loogama horeen!……..