CAQLIGII WANAAGSANI ITAAL INUU KA ROON YAHAY BAL EEGA

Somali kala tagtey Ragna dad iyo dalba way horumariyeen waa reer Somaliland iyo hogaankooda kuwana dadkoodii iyo dalkoodiiba waxay ku shideen dab,boob,dil iyo xasuuq aan loo abo yihiin kursi ku dirir,Kalitalisnimo iyo inqilaab u eeg balse kaba xun kii 1969 21 october Siyaad Bare oo uu imika Farmaajo aad moodo in uu taladii adeerkii mid ka xun la damacsan yahay dadka Somaliyeed iyada oo lagu jiro Qarnigii 21 aad ayuu ku riyoonayaa xunka kelitalisnimo iyada oo xitaa Xigtadiisii Abaaro iyo Xanuuno ugu dhamaaneyso Gedo oo caalamku u raadinayo mu caawimo
Caqligii wanaagsani waa kaa Somaliland nabadeeyey Caqliga xun ee Farmaajo iyo inta la midka ahina waa kaa Somalidii Federalka ahay Burburinaya.