DIGNIIN IYO CIBRO KU SOCOTA FARMAAJO IYO KUWA LA FIKIRKA AH

BEEN MA SHEEGTO TAARIIKHDU BIYO DAHAN NIN AY KU DHIGTO IYO BARO DHIIGLEH NIN AY KU QORTABA

May be an image of 4 qof iyo people standing

Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame Yaa 28/12/2021 ayaa bartiisa facebookga soo dhigay sawirkan iyo qoraalkan kooban:

“Seddaxdaan nin waxay ahaayeen masuuliyiin markii weerarka gardara ah la igu soo qaaday. Mowqif ayey qaateen. Maanta midkoodna xil ma hayo. Seddax kale ayaa booskoodii jooga, mowqifna kama laha xaalada murugsan ee dalka. Hiil qaran iyo mid deegaanba laguma hayo. Waxaan xusuusinayaa xilka ma waaro, laakiin mowqifka, sharafta iyo dadnimada ayaa waarta”

Aniguna waxaa aan Xusuustey kala duwanaanta bilaadamka wakhtiga adag aniga oo ku xardhay : BEEN MA SHEEGTO TAARIIKHDU BIYO DAHAN NIN AY KU DHIGTO IYO BARO DHIIGLEH NIN AY KU QORTABA !