Skip to content

Posts by M J Farah

19
Apr

The Conditions for Salaah

1- The clothes worn in salaah must be taahir (cleen).

2- The body of the musallee must be taahir.

3- The place of prayer must be taahir.

4- It should be the correct time for salaah.

5- The musallee must be face towards Qiblah.

6- Niyyah for salaah should be made.

7- The awrah must be properly covered.

source : Fiqhul Islam,Deeniyaat Book 3

18
Apr

Madaxweyne Trump Oo Xil Sare U Bandhigay Inantiisa Ivanka Iyo Qaabka Aynu U Fikirno!

Ivanka Trump ayaa xaqiijisay in ay diiday qabashada xilka madaxa bangiga aduunka ka dib markii uu aabaheed u soo bandhigay .

Toddobaadkii aanu soo dhaafnay ayay ahayd markii Donald Trump uu u sheegay wargayska The Atlantic in uu gabadhiisa waydiiyay in ay doonayso xilka ugu sareeya ee Bangiga aduunka “sababtoo ah waxa ay ku wanaagsan tahay xisaabta “.ayuu yiri.

Markii la waydiiyay ayaa waxa uu sheegay madaxwayne Trump in ay u sheegtay”in ay ku faraxsan tahay shaqada ay imika hayso ee la taliyaha aqalka cad.


Ivanka Trump ayaa ku lug lahayd soo xulista madaxa bangiga aduunka oo loo soo xulay dhaqaalayahanka u dhashay Mareykanka David Malpass.


Mrs Ivanka oo la hadashay wakaalada wararka ee AP xilli ay safar ku joogtay Ivory Coast, ayaa waxay sheegtay in aabaheed uu u soo bandhigay shaqadaasi “uuna su’aal ahaan u waydiiyay “, balse ay diiday codsigaasi.


Waxa ay intaa ku dartay in Mr Malpass uu qaban karo “shaqo wanaagsan”.

Mar wax laga waydiiyay in madaxwaynaha uu u soo bandhigay shaqooyiin kale oo muhim ah waxa ay ku jawaabtay “taasi waa mid sir ah oo inaga dhaxeysa aniga iyo isaga.


Wareysigii ugu dambeeyay ee uu bixiyay Mr Trump ayuu ku sheegay in dhowr xil oo muhim ah oo uu ka mid yahay xilka danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay uu la damcay gabadhiisa sababtoo ah buu yiri “waxaan rumaysanahay in ay leedahay dublamaasiyad dabiici ah”.


Ivanka Trump ayaa imika booqasho ku maraysa qaar ka mid ah dalalka qaarada Afrika halkaasi oo ay u ololeynayso hormarinta dumarka.

Source:-BBCsomali

Faalo Kooban:

Waxaa aan ula jeedaa in aan ku iftiimiyo maqalkeygan kooban xigashada warkaa aniga oo is weydiinaya Hadii Madaxweyne Muuse Bixi uu inan ama Inanka mida Caruurtiisa u magacaabo xil sare sidii loo arki lahaa buuq ma ka dhalan lahaa ma cadaalad daraa? Mareykanka oo dalal Caalamka ee Dimuqraadiyayada hogaamiya ka mid ah ayaa madaxweynahoodu inantiisa xilal u soo jeedeyey waaweyn oo qarankaasi ah imikana haysa, inaguna muwaadin xaq u leh in xil loo magacaabo ayaanu reernimo iyo eexbaa loogu dhiibey ka dhamaan la nahay,oo waxaa aynu u xusul duubaynaa in siyaasada iyo qaybyaalada la isku milo, muwaadiniinta xaqooda lagu duudsiyo madaxweynaha ayaa dhaley ama adeer u ah iwm sidaa darted xil uma wakiilan karo,ogow muwadin kasta dalkiisa xaq buu u lee yahay madaxweynuhu xil u magacaabo dastuurka iyo sharciga dalka ayaana dhigaya waana xaq dastuuriya.

Waad Mahadsantihiin Dhamaan

17
Apr

MAJAAJILO IYO MURAN!

12
Apr

Jawaab-celin(feedback) Fariimo aan ka Helay Akhristayaasha.

Hogaanka.org

Ugu horeyntii waxaa aan aad ugu mahad naqaynaa akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan hogaanka.org gaar ahaan dadka aan Somalida ahayn asal ahaan oo markey quraaladayada akhristaan muujiya sida ay uga meleen qaar ka mida qoraalada ku was oo ka falceliya qoraalka ay la dhacaan kuna sameeya calaamada “liked”.Balse waxaa kale oo aan u mahadnaqaynaa akhristayaal Somaliyeed oo aanu ka helnay jawaab-celin wanaagsan (feedback).

Akhyaartaasi waxay noogu hambalyeeyeen sida wanaagsan ee dhexdhexaadnimada leh ee aanu uga hadalno arimaha markaa taagan iyaga oo noo sheegay in qoraaladayadu sameyn ku lee yihiin siyaasada dalka,yihiina kuwo tayadoodu aad u sareysayso,wax badan laga faa’iidaysan karo. Qarka mida dadkaasi waxay noo sheegeen in maqalkii aanu 5 April 2019 “Maskaxdaada la kaasho dagaalka dhinaca media ah ee qadiyada Ganacsade Axmed!” uu ahaa maqaal midho dhal ah ka dib markii Ganacsade Axmed uu ka hadlay qadiyadiisa oo uu Afhayeen u sameystey arintii muranka, Si kastaba ha ahaatee akhristayaasha sharafta leh waanu soo dhaweeneynaa aragtidooda diyaarna waxaanu u nahay in aanu qaadano talooyinkiina waxna ka bedelno meelaha dhaliishu ka jirto.Balse saxiibayaal waxaa aad noo sheegteen in aad ka hesheen maqaalo aanu qorney balse waxaa muujiyey iney maqaaladaasi jecel yihiin oo tick (liked)gareyey 2 qof oo keliya oo somali ah intiina ka nagu amaantey halka maqaalada dadka kale ee aan Somalida ahayni gaadhayaan tiro aad uga badan kuwa somalida 32 qof oo tick garey”liked” qoraaladayada bishan april.Si kastaba ha ahaatee waad mahadsan tihiin wixii talo iyo tusaale ahna waanu qaadaneynaa ee noogu soo hagaajiya:

contact@hogaanka.org

11
Apr

WAX IS WAYDIINE MA XUMEE WAX ISWAYDAARIS BAA DARAN!

Somalilanderku laba mid uun baa la gudboon balse mid  sadexaad cidna laga yeeli mayo.

Oo maxay kala yihiin labada arimood?

  1. Dal madax banaan oo dawlad leh
  2. Dal dawlad aaney ka jirin oo ay maamulaan reero (Madax dhaqameedyo)

Hadii aan arinta mahsan ka hadlo waxay u baahneysaa in sharaxaad ka bixino farqiga u dhaxeeya labdan arimood iyo waxay wadaagan ugu horeyntii waxaa si fiican u baahan in ay nu u fahano dawlad iyo madax dhaqameed maxay yihiin?

  1. Dawlad(government) waa nidaamka ama habka koox dad ahi u hagto(hogaamiso) bulshada(community) taas oo inta badan loo yaqano state, golaha ay lee yihiin ee maamulana  dawlada waxay sida caadiga ka kooban yihiin haydada sharci dejinta ( legislature), Fulinta (executive iyo Garsoorka ( and judiciary).
  2. Madax dhaqameed (Traditional leaders), waa hogaamiyaal bulsho qaybeedyo oo dhinaca dhaqanka iyo caadooyinka bulshooyinkasi ay hogaaminayaan door ku leh inta badan malaha haydo kala duwan xeer qoran xafiisyo badan oo lagu fuliyo shaqada meelo lagu keydiyo xogta reerka iwm.

Hadaba hadii aynu u soo noqono Somaliland iyo labadan qaybood ee ka jira waxaa loo baahan yahay in la kala garto doorkooda, iyo shaqooyinka ay kala lee yihiin hadii si fiican loo kala fahmi waayo waxaa jahawareer ku dhacayaa maamulka iyo nidaamka dalka,taasina waxay horseedi doontaa mashaqo aan laga soo waaqsan Karin oo ku timaata dawladnimada iyo qaranimada Somaliland.

waxay jira xeer cilmiga fisigiska ah oo qaba in laba shey  aaney hal mar meel isku mida wada gelikarin( two matters can’t occupy the same space).

Taas waxaa aan ula jeedaa in aaney suurto gal ahayn in Dawlada iyo Madaxdhaqameelku wada buuxiyaan shaqada laga rabo dawlada oo balaadhan hayado kala duwana leh,sideedaba laba dawladood hal dal ma wada maamulaan waxaa taas ula jeedaa waxaad runtii aad moodaa Somaliland iney ka jiraan awood maroori aan sharci ahayn oo aad moodo in ay sii daciifeyso maamul wanaagii iyo shaqadii la kala lahaa ee loo xilsaarnaa waxaad moodaa in aqoonta iyo karida shaqaalaha dawladu aaney kobcin ilaa intii ay Somaliland jirtey.

Madax dhaqameed ku waxay hayadaha dawlada ku haystaan shaqadoodii, hayadaha dawloduna waxaaney garaneynin doorkoodii shaqo iyo waxay u xilsaaran yihiin.

Dawlada waxaa la gudboon in ay xakameyso sharcina laga soo saaro warsaxaafadeedyada aflagaada,iyo anshax xumida leh ee aan waafaqsaneyn nidaamka iyo shuruucda dalka nabadana qaribaya.Waa in shaqaalaha dawlada kor loo qaadaa aqoontooda sidoo kale madax dhaqameedada waa in shuruuc lagu maamulo loo sameeyaa oo qeexaya kaalintooda,waxay u xilsaaran yihiin waana loo qabtaa aqoon isweydaasi iyo waxbarasho koobkooban oo la xidhiidha dhaqanka wanaagsan iyo doorkooda bulsho, ma dhaqameedyadu intooda badan ma laha xafiisyo meel ay xitaa ku keydiyaan xogta,tirada beesha,go’aanada iyo heshiisyada ay galaan,iwm waa in la habeeyaa sharciyada wax laga baraa noqdaan dad aqoon u leh cilmiga bulshada diinta iwm.Madaxweynaha waa in lagula xisaabtamaa shaqadiisa oo keliya balse madaxweynuhu ma aha mid shaqo kasta u xilsaaran tusaale ma aha Caaqil reer,Ma aha Garsoore maxkamadeed,ma aha police officer,ma aha Duqa magaalo,ma aha gudoomiyaha shaqo bixinta,ma aha wasiirka arimaha gudaha iwm laakiin shaqadiisa uu qaranka u hayo ayuu fulinayaa.Sidaa darteed hadii ninkii ganacsigiisa arimaho la xidhiidha dad isku qabtaan waxay u taalaa haydaha shaqada ku leh waana gardaro in meel kale loola kaco. Waxaad arkeysaa haweenay meel ay ka shaqeyn jirtey oo xafiisyo ay xaaqi jirtey shaqadii laga ereyey oo saxaafada soo fadhisaneysa oo madaxweynaha kala hadleysaa arintaasi shaqadiisa ma aha hayado u xilsaaran baa jira oo miisaneyd lagu siiyo shaqadaasi kuwaasi markey waxba qaban waayaan qofku meel kale ha u cawdo,balse in arimo aan mudneyn wakhtiga shaqada mudan lagu hakiyo ma aha waxaynu u baahan nahay in aynu laba mid uun noqono,Dawlad nidaamka dalka looga dambeeyo oo lagula xisaabtamo iyo dad aan dawladnimo rabin oo madax dhaqameedku u taliyaan gartana sidii ay ahaan jirtey geedka hoostiisa lagu qaado oo beeluhu wada xaalan labaadsi wixii ka dhexeeyaa idinka ayaa sheegin!

Mahadsanidin

10
Apr

President Donald J. Trump Remains Committed to Egypt and Middle East Stability

CAIRO, Egypt, April 10, 2019/APO Group

“It’s a great honor to be with President El-Sisi, a friend—a great friend—of Egypt. And we have very special things happening. Our relationship has never been stronger. And we’re working with Egypt on many different fronts, including military and trade.” – President Donald J. Trump

It’s a great honor to be with President El-Sisi, a friend—a great friend—of Egypt

A STRATEGIC AND POWERFUL PARTNERSHIP: The United States and Egypt have a strong relationship with many security and economic implications.

  • Today marks the second visit of President El-Sisi to the White House since 2017.
  • Egypt has long been an important strategic partner in the Middle East.
  • United States assistance to Egypt has played a central role in the country’s economic and military development.
  • Since the 1979 Egypt–Israel Treaty of Peace, the United States has provided Egypt with more than $40 billion in military assistance and $30 billion in economic assistance.
  • Egypt has become an anchor of stability in the Middle East, as exemplified by its enduring forty-year peace with Israel.
  • The United States encourages the Egyptian government to preserve space for civil society and to protect human rights.

PROMOTING REGIONAL STABILITY: President Trump is strengthening our partnership with Egypt and promoting regional stability across the Middle East.

  • President Trump is working with Egypt on issues impacting regional stability including conflicts in Libya, Syria, and Yemen and progress on the Middle East Strategic Alliance.
  • The Trump Administration is working with Egypt to combat terrorism and to stop the spread of radical Islamic terrorism.
  • The United States is providing Egypt with military training and equipment to support counterterrorism efforts.
  • We continue to strengthen our strategic relationship through security cooperation and broader security efforts.
  • President Trump applauds Egypt’s efforts to advance female economic empowerment and promote religious freedom.
  • The Trump Administration supports the Egyptian government’s bold program of economic reform, which will set Egypt on the course of long-term economic stability.
  • Egypt hosted the inaugural meeting of the Eastern Mediterranean Gas Forum, which will enhance economic cooperation and shared prosperity among countries across the region.

EXPANDING FAIR AND RECIPROCAL TRADE: President Trump is building on the strong and robust trade relationship between the United States and Egypt.

  • The United States and Egypt have a robust bilateral trade relationship.
  • President Trump hopes to build on this relationship through cooperation and mutual benefit.
  • America is one of Egypt’s leading trade partners.
  • In 2018, the United States goods trade surplus with Egypt was $2.6 billion, a 9.3 percent increase from 2017.
  • In 2018, United States goods exports to Egypt totaled $5.1 billion, up 26.7 percent from 2017.
  • America and Egypt continue to work together to promote fair trade and increased investment by addressing market access, standards, labor, and intellectual property protection issues.

Distributed by APO Group on behalf of U.S. Embassy – Cairo.

10
Apr

High-level visit by international partners to Hargeisa, SomaliIand

Source: British Embassy Mogadishu |

The delegation met with President Muse Bihi Abdi, all political parties, Parliament, the Electoral Commission and representatives of civil society organisations

MOGADISHU, Somalia, April 10, 2019/APO Group/ —

A high-level delegation of Ambassadors and representatives from Denmark, European Union, Finland, Norway, Sweden, Switzerland and the United Kingdom visited Hargeisa, Somaliland, on 2 to 3 April 2019. The delegation met with H.E. President Muse Bihi Abdi, all political parties, Parliament, the Electoral Commission and representatives of civil society organisations.

The main purpose of the visit was to demonstrate the partners’ continued support for Somaliland’s democratisation process and, in that context, underline the need for parliamentary and local council elections to take place on time ‪on 12 December 2019‬.

The delegation noted with concern the lack of progress in the preparations for the elections due to disagreements between the three main political parties and in the passage of electoral legislation in the Parliament.‬‬‬‬‬‬‬

The delegation expressed the willingness of the international community to work with Somaliland to address the current drought

The delegation regretted this state of affairs, and underlined the risks that further delay would pose to the democratic credentials and international perception of Somaliland. Partners urged all political parties to demonstrate their commitment and will to make the necessary compromises to unblock the stalemate and to support the work of the Electoral Commission.‬‬They also urged the House of Representatives to accelerate the passage of the Electoral Law.

They underlined that elections should be held according to the principles of inclusiveness, transparency and credibility in a peaceful environment and stressed that women and minorities needed to be provided with a legally enforceable right to participate and be elected.

The delegation expressed the willingness of the international community to work with Somaliland to address the current drought. The delegation stressed that the long-term solution to the negative impact of recurrent droughts lay with a sustainable and resilient development trajectory.

They also welcomed a commitment by the H.E. President Muse Bihi Abdi to pursuing dialogue with H.E. President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo and with H.E. President Said Abdullahi Deni of Puntland, including on current security challenges.

The delegation thanked their hosts for their warm hospitality during the visit and reaffirmed their support for Somaliland’s development and democratisation.

Distributed by APO Group on behalf of British Embassy Mogadishu.

7
Apr

Sahra Halgan Wadaniyad Dalkeeda Jecel!

Sahra halgan waxaa markhaati ugu filan magaceeda oo ku asteysan halgankii Dib u xoreynta Somaliland, Sahray Xor baad tahay wadankaga iyo dadkaaga ayaa ku ilaalinaya. Waxii aad dalkan iyo dalkan u qabatey facebook gaagii oo la aftuubay oo war beena lagu soo qorey ma aha wax akhiro iyo aduunba u wanaagsan cida sidaa yeeshay balse Adiga waxba lagu yeelimaayo,fikirkaagu waa mid ka xor ah reernimo oo ka korey balse markii aad intan ka yareed ee aad dhaawaca ku dheyi jirtey goobihii Kaam Abokor,geed- deeb -leh ,Salaxley iyo meelo kale kuwii aad dhaysey baa nool oo markhaati kugu filan.Reer ma tihid ee Somalilander baad tahay mabda ahaan , Reer ahaana Isaaq baad ka dhalatey oo halgamayashooda aan badbaadin balse lugaha iskaga duuba oo tariikhdooda aasa,Somalilanderkuna waa iskugu kaa mid sidaan qabo.

5
Apr

Maskadaada La kaasho dagaalka dhinaca Media aha ee Qadiyada Ganacsade Axmed!

Ganacsade Axmed Weli isagu ka muu hadal arintan intaan ogahay su’aalaha la isweydiin karaa waxay tahay kuwan:-

1- Ganacsade Axmed muxuu isagu uga hadliyaawey arintan lagu muran san yahay ee lala xidhiidhinayo ?

2- Axmed waa nin ganacsade weyn ah waa nin magac ku leh dalalka geeska Afrika oo ganacsigiisu balaadhan yahay balse ilaa hada lama hayo cid wakiilka ah oo maamulka ganacsigiisa ka mid ah oo arintan ka hadashay,waayo Axmed ma aha shaqsi keligii ah ee wuxuu lee yahay shirkado ganacsi oo balaadhan sidaa darted marka ay arintani timaado waxaa waajib ku ah in uu ka hadlo ama cid wakil ka ahi ka hadasho maxaa taa loo waayey?

3- Axmed Waxaa inta la maleenayo uu lee yahay laba dhalasho oo kala ah :-

a- Somalilander 2- Jaboutiyaan , waxaa aan maleenayaa oo kale in uu haysto dhalasho wadamada yurubta galbeed ah balse ma hubo,taasi,Sidaa darteed intaa dawladood ee uu dhalashadiisa uu haystaa waa u muwaadin oo waa nin sharci ku leh,sidaa darteed Axmed arimihiisu way ka adag yihiin mid hal dal oo keliyihii sameyn ku leh. Hadaba waa maxay sababta Axmed arintiisa odayaal beel ku hadlaya afkoodu ay uga hadlayaan oo loo la yahay cid dhinaca sharciga aqoon u leh oo arinta Axmed la wadaagta Bulshada maxaa qaldan ee looga warwareegayaa runta ku gadaaman Axmed iyo Xaaladiisa.

Waxaa aan kula talin lahaa in si furan oo xaqiiqo ah uu Axmed doodisa ula wadaago bulshada Somaliland ee iyaga oo aan war sugan arinta Axmed Budka uun la ordaya ee Qarankii Somaliland ku jahawereerinaya war kolba in yar oo aan cadeyn la inoo soo deenayo.

Dawlada Somaliland iyo Saxaafadeeda waxaa la gudboon in warka xaqiiqada ah ee Axmed Barnaamuj gaara ka soo daayaan oo isku dheeli tiran oo salka ku haya waxaa jira,labada dhinacba waxay ka gaabiyeen in ay soo bandhigaan xaqiiqda iyo waxa uu daaran yahay arintan Axmed sidaa darteed Ganacsade Axmed iyo Dawladu oo barlamaanku ku Jiro si fiican warka Axmed iyo waxa loo haysto ha u soo bandhigeen isaguna(Axmed Geele Arab) dadka hala wadaago xogtiisa arintan si aanu u difaacno hadii laga gardaran yahay hadii uu gardaran yahayna aanu ula talion,balse arin reer ma aha arintani waa arin ka balaadhan oo salka ku haysa dawlado,ganacsiyo iwm.

5
Apr

Facebook removes exposed user records stored on Amazon’s servers


a screenshot of a video game: A person holds a smartphone with the Facebook logo in front of displayed "top secret" and "email" words, in this picture illustration

© Reuters/DADO RUVIC A person holds a smartphone with the Facebook logo in front of displayed “top secret” and “email” words, in this picture illustration

(Reuters) – Facebook Inc said on Wednesday it had taken down the data bases containing its user data from Amazon.com Inc’s cloud servers after a report from cybersecurity firm UpGuard pointed to millions of exposed records.

UpGuard’s Cyber Risk team said Mexico City-based digital platform Cultura Colectiva openly stored 540 million records on Facebook users, including identification numbers, comments, reactions and account names.

Another database, an app called At the Pool, listed names, passwords and email addresses of 22,000 people, UpGuard said.

A picture shows the Amazon logo at the entrance area of the Amazon logistics centre in Lauwin-Planque, northern France, on March 4, 2019. (Photo by DENIS CHARLET / AFP)        (Photo credit should read DENIS CHARLET/AFP/Getty Images)

A picture shows the Amazon logo at the entrance area of the Amazon logistics centre in Lauwin-Planque, northern France, on March 4, 2019. (Photo by DENIS CHARLET / AFP) (Photo credit should read DENIS CHARLET/AFP/Getty Images)

“We worked to get the databases in question taken down, but we are still investigating exactly what information was stored there,” a Facebook spokeswoman said, adding that the company’s policies prohibit storing user information in a public database.

Facebook has been hit by a number of privacy-related issues, with the latest being a glitch that exposed passwords of millions of users stored in readable format within its internal systems to its employees.

Last year, the company had come under fire following revelations that Cambridge Analytica had harvested personal data of millions of people’s Facebook profiles without their consent.

The offices where Cambridge Analytica (CA) in central London are based, the firm at the centre of the Facebook data-sharing scandal, is to shut down, the company has announced. (Photo by Rick Findler/PA Images via Getty Images)

© PA Wire/PA Images The offices where Cambridge Analytica (CA) in central London are based, the firm at the centre of the Facebook data-sharing scandal, is to shut down, the company has announced. (Photo by Rick Findler/PA Images via Getty Images)

The company later announced changes to the platform aimed at protecting user data.

Amazon did not immediately respond to requests for comment.

(Reporting by Akanksha Rana and Sayanti Chakraborty in Bengaluru; Editing by James Emmanuel)

Source: msnnews

Reuters
4
Apr

GANACSADE AXMED CISMAAN GEELE IYO ARIMAHA TAAGAN!

Waxaa aan Jecelahay in aan rayi geyga ku darsado qoraal kan yar oo aan u maleynayo inuu soo koobayo sida aan anigu u arko sheekada Axmed iyo Jabuuti iney ku haboon tahay in loo wajaho.

Ugu horeyn ma rabo in aan faalo ka bixiyo dacwada la sheegey in Axmed iyo dalka Jabuuti u dhaxaysa oo anigu xogogaal uma ihi waxaa laysku haysto iyo waxaa ka jira Waayo?

Mudane Axmed Cismaan oo Media ha hadlay oo leh Dawlada Jabuuti ayaa dacwad igaga furan tahay ma maqal melena kuma arag qoraal iyo cod uu lee yahay oo uu ku muujinayo arintaa.

Go’aan qodobeysan oo maxkamada la aqoon yahay soo saartey oo xaqiiqo aan odhankaro 100% waa mid run ahna ma arag mana akhriyin sidaa darteed arintaa maadaama aanan labada dhinacba war iyo wacaal sugan oo ay ku xaqiijinayaan aanan ka haynin in aan wax ka sheegaa waa igu dambi sidaa darteed waxaa aan qudha oo aan qoraalkeygan kaga hadlayaa in bal hadii arin noocaas ahi dhacdo sharciyan sida loo furdaamin karo iyo sida ay muhiim u tahay in loo ilaaliyo sharafta Qaranka Somaliland.

Ganacsade Axmed Cismaan :

Ganacsade Axmed Cismaan waa muwaadin Somaliland ah,Waxaana uu lee yahay xuquuqda sharci ee muwaadinka Somaliland lee yahay ee ku xusan dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka.

Sidaa darteed Xuquuqdiisa dhinac kastaba waxaa ilaalinaysa Dawlada Somaliland sida:

  1. Neftiisa
  2. Maalkiisa
  3. Sharaftiisa
  4. Xoriyadiisa

Hadii uu dalka gudihiisa joogo iyo hadii uu debidiisa joogo ba.

Tusaaale1

Muwaadin Somaliland ah hadii dacwadi kaga socoto dal debeda ka ah dalkiisa ama lagu xidho waxaa dalkaasi ama maxkamadaasi la dacwoonayaa waa wasaarada arimaha debeda  ee Somaliland oo xidhiidh la sameyneysa Wasaarada arimaha debeda ee dalkaasi uu muwaadinka Somaliland ku xidhan yahay ama gartiisa lagu qaadayo,Markaa dawlad iyo dawlad ayaa arintu noqoneysaa, iyada oo lagu dhaqmayo qaynuunka caalamiga ah (International Law).

Sidaa darteed iyada oo Somaliland Dawlad lee dahay yaanba la aqoonsane in Ganacsade Axmed arintiisa saraadiin,odayaal reer ku cumaamadani ka hadlaan waa arin aad u liidata oo weliba xamaasad iyo hanjabaad dusha lagaga tuuro qaranka Somaliland arintaasi waxay jidkeeda mari lahayd:

Odayda Beesha arab hadii ay doonayaan qaab dhaqan in arinta loo xalilo waa in ay beesha Ciise gaar ahaan jilibka madaxweyne geele garta u dhigtaan oo arinta beel beelka dhigaan iyo arin dhaqan balse hadii dawlad muwaadinkeeda difaacda la doonayo horta waa in la hubiyaa sida ay wax u jiraan,cida haysatad Axmed ka dibna si qaranimo ah loo wajahaa xaalada ganacsade Axmed oo gartiisa la gala,cadaaladna lagu gala si wadajirna loo xaliyaa balse inta odayaal arinta reereenayaal qaranka meeli ugama banana arinta ee reerahu sharciyadooda dhaqan ha ku xaliyeen oo Ismaciil Cumar Geele iyo Axmed Cismaan Geele odaydoodu ha ku dhexgaleen xeerarka beelahooda,Somaliland iyo Dawladeedana faraha halaga qaado hadiise la rabo in dawlad iyo dawlad loo garamo oo Axmed arintiisa lagu furdaamiyo shuruucda qaranka Somaliland iyo kuwa caalamiga ah ee ilaalinaya xuquuda muwaadinka Somaliland ,Axmed waxaa la gudboon inuu dacwadiisa u gudbiyo wasaarada arimaha debeda ee Somaliland,si wasaarada arimaha debeda ee Jabuuti u diyaariso jawiga loo qaadayo dacwadaha ku saabsan Axmed si shuruucda caalamiga ah loo waafajiyo labada sharci ee labda dal.

Sidaa darteed Mudane Axmed waxaa difaaci kara waa qaranka Somaliland iyo shuruucdiisa,waana muhiim in Axmed sharcigu difaaco naftiisa iyo maalkiisa intaba,waanuna eegi doonaa xaalada Axmed balse Qaab ku dhisan Reer laguma difaaci karo qadiyada Axmed ee waa in aynu Qaran ku difaacnaa.

Waad Mahadsantihiin Dhamaan

2
Apr

Caqligii Wanaagsan Itaal Inuu Ka Roonyahay Bal Eegoo U Fiirsada Q:2 aad

1
Apr

CAQLIGII WANAAGSANI ITAAL INUU KA ROON YAHAY BAL EEGOO U FIIRSADA!

Faalo ma leh balse waa taariikh nin waliba wuxuu yahay uun buu ku hadlaa shar iyo khayr qaran dhise iyo qaran kakla tuure daneyste iyo dal jire ka fiirso in taanad falin isku dirida umada laguma gaadho tarajo,balse ogow Alle(swt) hadal gafa waa aad ka hortidhaahdaa balse kagama dhaafo mar dambaad garan aduunkuna waa maalmo yar oo sida hilaaca kuu soo hormaraya talo adigey kula gudboontey aniga waa iga diginin ee dadka iyo dalka haloo turo waa hadii aydin rabtaan dalkiina in aad dhisataan hagaajisataan,balse waxay ila tahay in aaney iimuuqan dadkii dalkan lahaa iney joogaan aduunkan,Maalin walba Dawlad loo hanjabayo,Cuqaal qoryo wada sidata siyaasi afkiisu seef yahay dadkan iyo dalkan dhaqi mayo,maxaa inoo diidey inaga oo aan hanjabin dadka aan kicin reero aynaan dhaleeceen in laga wada tashashado wixii qaldan oo siyaasiga odayga hanjabayaa uu si miyir qaba u hadlo wuxuu tabanayo wadahadal ku dayo mise weli waxaynu ku jirnaa 1700 oo dal ku duurka xoolaha ku dhaqanayeen oo sida loo kala xoog badan yahay la iskugu xoog sheegan jirey.maxay tahay aqoonsiga aynu dooneynaa,maxay tahay dawlada aynu wax ka sugeynaa kol hadii reer walba marka uu wax tabto ama sax ama khalad intuu saxaafada soo fadhiistaan hanjabaad iyo hadalo turxaanleh oo aad moodo in reer loo hanjabayo kolkaa reer Somaliland Odayadeeda waxaa la gudboon in ay laba mid uun la yimaadan :

1- Qaran iyo dawladnimo lagu kala dambeeyo

2- reer reer mid waliba iskii isku maamulo oo xuduud gaara sameysto

ka dibna si fudud loola wareego oo cid kale u taliso doorashadu waa idinka.

29
Mar

Cleanliness

Indeed Allah loves those who repent and those who keep clean.(Suratul Baqarah, Verse 222)

Cleanliness is very important aspect of Islam. According to a hadeeth, Rasoolillah(sallallahu alayhi wasallam) said,”Cleanliness is half of Imaan[faith].” (Mishkaat) As Muslims, we should therefore pay attention to the following:

1- Cleanliness of the Mind and the heart

Muslims are duty-bound to perform good deeds and have pure thoughts. We should not have evil thoughts, not , nor should we harm others. Lies and falsehood are forms of filth and impurity.

All types of sin and evil have a bad effect on the soul.

2- Cleanliness in our homes and surroundings

Muslim homes should be kept clean and taahir (pure) at all times. Dropping litter any where other then in a litter pin is wrong and should be avoided.

3- Cleanliness in places of worship

Masaajid must be kept clean and perfumed.

4- Cleanliness of our bodies and clothing

AS Muslims, we should not allow any form of impurity or dirt to gather or remain on our bodies or chothing.

27
Mar

Who are the likely runners and riders to replace the Prime Minister?


By Harriet Line, Press Association Political Correspondent Theresa May says she will resign as prime minister if it means her Brexit deal passes May’s bombshell resignation statement in full

Theresa May smiling for the camera: Theresa May’s time in office could be coming to a close (Victoria Jones/PA)

© Victoria Jones Theresa May’s time in office could be coming to a close (Victoria Jones/PA)

Theresa May’s announcement to Conservative MPs that she is prepared to step down for the second phase of Brexit talks should her EU withdrawal deal pass has sparked speculation about who might replace her.

The Prime Minister’s decision to tell the 1922 Committee that she “won’t stand in the way” of new leadership prompted leading Brexiteer Jacob Rees-Mogg to say: “The great joy of the Tory Party is it has so many talented people in it. It’s like finding a fast bowler in Yorkshire. You just call and one appears.”

Here’s a look at key names currently being floated to take the helm if Mrs May steps down.

Michael Gove

Michael Gove wearing a suit and tie: The Environment Secretary said it was “not the time to change the captain of the ship’ (Victoria Jones/PA)

© Provided by The Press Association The Environment Secretary said it was “not the time to change the captain of the ship’ (Victoria Jones/PA)

The Environment Secretary had a bruising experience in the last Tory leadership race but he is now seen as the favourite at 7-2 – according to William Hill – to replace Mrs May, largely due to his Brexiteer credentials.

In June 2016, Mr Gove, who was campaign manager for Boris Johnson’s drive to succeed David Cameron, withdrew his support on the morning Mr Johnson was due to declare and threw his own hat in the ring instead.

He came third in the first round of voting, trailing behind ultimate winner Mrs May and Andrea Leadsom.

Mr Gove, 51, was born in Edinburgh, studied English at Oxford and was a journalist before becoming an MP. He is married to Daily Mail columnist Sarah Vine.

Despite speculation he could take the job, he told reporters on Sunday it was “not the time to change the captain of the ship”.

David Lidington

a man in a suit standing in front of a car: David Lidington said ‘I don’t think that I’ve any wish to take over from the PM’ (Stefan Rousseau/PA)

© Provided by The Press Association David Lidington said ‘I don’t think that I’ve any wish to take over from the PM’ (Stefan Rousseau/PA)

Mrs May’s de facto deputy is seen by some as the natural caretaker prime minister but he has been clear he does not want the job.

“One thing that working closely with the Prime Minister does is cure you completely of any lingering shred of ambition to want to do that task,” he said on Sunday.

William Hill are offering odds of 6-1 for him to become Number 10’s next occupant.

The 62-year-old has been the MP for Aylesbury since 1992 and was minister of state for Europe from 2010 to 2016. He is married with four children.

Boris Johnson

Boris Johnson driving a car: Boris Johnson was a key player in the 2017 Leave campaign (Stefan Rousseau/PA)

© Provided by The Press Association Boris Johnson was a key player in the 2017 Leave campaign (Stefan Rousseau/PA)

Prominent Brexiteer and former foreign secretary Mr Johnson has been a leading voice of opposition to Mrs May’s Brexit plan.

The colourful Old Etonian was one of the key players in the 2017 Leave campaign and resigned from the Cabinet following the Chequers summit in July.

He was heavily tipped as a successor to Mr Cameron but ruled himself out of the 2016 leadership contest after Mr Gove made a last-minute bid for the top job.

Odds of him taking the helm have come in at 6-1, according to William Hill, but he is likely to have the backing of many pro-Leave members of the party.

Jeremy Hunt

Jeremy Hunt wearing a suit and tie: Jeremy Hunt chose not to run in the 2016 leadership contest (Stefan Rousseau/PA)

© Provided by The Press Association Jeremy Hunt chose not to run in the 2016 leadership contest (Stefan Rousseau/PA)

Foreign Secretary Jeremy Hunt, with odds of 10-1 at William Hill, was a prominent Remainer in the 2016 referendum.

As health secretary, Mr Hunt fought a long battle with doctors over a new contract.

The 52-year-old, who was first elected as MP for South West Surrey in 2005, was appointed Foreign Secretary in July following the resignation of Mr Johnson.

He chose not to run in the 2016 leadership contest and instead gave his full support to Mrs May, saying it was “not the right time” to put his hat in the ring.

Mr Hunt made a public shift towards Euroscepticism after the referendum, which could win him allies in the Leave camp if he ran for the top job.

Dominic Raab

Dominic Raab wearing a suit and tie: Dominic Raab is thought to have ambitions of taking on the top job (Steve Parsons/PA)

© Provided by The Press Association Dominic Raab is thought to have ambitions of taking on the top job (Steve Parsons/PA)

With odds at 12-1, Mr Raab is an outlier to take over from the Prime Minister but is thought to harbour ambitions for the role.

Mr Raab, a prominent Brexiteer in the referendum campaign, was appointed as Brexit secretary in July but resigned from the role in November, saying he could not support Mrs May’s eventual deal.

In his resignation letter on November 15, he wrote: “Ultimately, you deserve a Brexit Secretary who can make the case for the deal you are pursuing with conviction. I am only sorry, in good conscience, that I cannot.”

Mr Raab, 44, has been the MP for Esher and Walton since he was elected in 2010.

Source: Microsoft News

27
Mar

Somaliya iyo Xaaladeeda maxaa ka dhaba warbixintan ?

27
Mar

Sooraan , Jawaan Iyo Jigjiga faaladu waa idinka!!!

27
Mar

WASIIR CABDIRARXAMAAN GURI-BARWAAQO CASHARADA AYNU KA BARAN KARNO!

Dad badan baa is odhan kara Maxamed qoraaladiisan dambe muxuu ugu difaacayaa Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo balse arintaa jawaabteedu waxay tahay caado ayey ii tahay in aan qoraal ku Taageero ama ku dhaliilo muwaadinkasta oo Dadkiisa waxtar u leh ama dhib ku haya taas waxaa aad ka helikartaa qoraalo hore oo aan kaga Hadley dad kale oo aan qaarna ku amaaney kaalintooda qaarna aan ku dhaliiley  tusaale waxaa u soo qaadan kartaa qoraaladii aan ka sameeyey ee aan tilmaamey kaalintooda hormoodnimo sida:

Maqaalkii aan ka qorey mudane Cabdisalaan Hereri 07/03/19.

WARIYE,MACALIN, LA-HIGSADE DHINACA SAXAAFADA CASRIGA AH MUDANE CABDISALAAN HERERI.

https://hogaanka.org/2019/03/07/wariyemacalinlagu-la-higsade-dhinaca-saxaafada-casriga-ah-mudane-cabdisalaan-hereri/

  • Maqaalkii 23/11/23 ee ahaa boqor Raabi waan u yaxyaxay

https://hogaanka.org/2018/11/23/boqor-raabi-waan-u-yaxyaxay/

Sidaa darteed qoraalkeygan aan diirada ku saarayo Mudane cabdiraxmaan Guribarwaaqo wuxuu la mid yahay uun tilmaamida qofka dalkiisa iyo xilkiisa si wadaniyad leh u gutey sidaa anigu aaminsan ahay.

Casharada aynu ka baran karo kartida iyo isku kalsoonida Aqooy yahan Cabdiraxmaan Guri barwaaqo waxaa ka mida:

  1. Ma aha nin u jilicsan dacaayadaha aan xaqiiqda ku dhisnayn ee dad dano gaara ka lehi ku hayaan waa siyaasi bisil oo isku kalsoon waayo:
  2. Bilowgii markii xilka wasiirnimo loo magacaabey waxaa uu dib u dhis iyo hagaajin dhinaca maamulka iyo mareyeynta wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo hidaha Somaliland ku sameyey waxaa dagaal kala horyimi kooxo isku bahaystey dano gaara oo wasaarada wasiirkii yimaadaba sabaaxad lugaha iskaga marijirey weliba lagu tilmaami jirey dhidibada dhibta wasaarada haysata iney aas aas u yihiin . Tusaale qalabkii weriyayaashu ku shaqeyn jireen sida cameradihii,Computeradii ,qalabkii recordingka ee warwrarka iyo wareysiyada lagu soo duubi jirey wariye kastaaba wuxuu sheegay in uu isagu lee yahay oo uu soo iibsadey taasi waa xaqiijo jirta oo lawad og yahay in mushkiladaasi ka hortimi markii uu xilka la wareegeyey.
  3. Markii ceeb loo waayey waxaa lagala hor yimi dagaal toosa oo buug uu qorey 6 sano ka hor ayaa  lagu beegsadey waxaana si cad buugaasi u soo bandhigay nin ka mida shaqaalaha wasaarada oo ka baqayey in uu xilkiisa ku waayo ayaa hub ka dhigtey buugaasi .

Arimahasi oo dhami waxay ahaayeen kuwo caqabado adag ku ah qofkasta oo hawsha baaxadaas ah leh ay ka hortimaado.

Waxaynu ka baraney hadaba Mudane Cabdiraxmaan Guribarwaaqo: Cabdiraxmaan waxaynu ka baraney casharo ay ugu horeyso:

a) Wasiir Somaliland ah oo taariikhda u adkeysta dagaal dhinacyo badan ah oo aan reerkiisu u hadal oo intey saxaafada isa soo teegeen salaadiin iyo cid af qabiil ku difaaceysa oo leh maxaa wasiirkayga loo beegsanayaa anigu ma hayo taasi waxay ku tuseysaa biseyl siyaasadeed oo isku kalsooni qabyaalad ka madhan, waxaa aynu ogeyn in madaxdhaqameedyo magac reer ku hadlayaa ay TVyada ka soo muuqdeen iyaga oo Af reer ku hadlaya oo weliba reerka uu wasiirku ka soo jeedo ku eedeyna iney u tageen oo balamo kaga baxeen.

b) Wasiir Guribarwaaqo Weli ma hayo shir beeleed ama xaflad beelshiisa ah oo uu ka soo dhex muuqdey ama is buunbuunin istustus iwm. Waa shaqsi aminsan in uu yahay Wasiir Somaliland oo aan meesha odayaal iyo qaab qabiil midna ku iman balse aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqsi uu madaxweyne Muuse biixi ku xushey fulinayana siyaasada qaranka ee dhinaca warbaahinta iyo horumarinteeda.

c) Waxaa aad kale oo aad ka baran kartaa biseylka Mudane Cabdiraxmaan guri barwaaqo Sheekadan ugu dambeysey ee La inagu yidhi waa la xidhey oo musuqbaa loo xidhey ee beenta ah sida degen ee miyirka leh ee uu uga jawaabey ficilkaasi wuxuu yidhi :

“Halkan dad badan ayaa iga arkaya ilaa xalay waxbaa la werinayay, wax garad ciddi u sheegi mayso oo wuu arkayaa, qofkii maangaab ahna ciddi waxba u sheegi mayso.”

Mudane guribarwaaqo waa wasiir qaran hadii uu dembi lee yahayna waa la arki hadii aanu lahayna waynu ogaan balse ilaa hada waxaa xaqiiqo ah in aaney jirin wax lagu hayo oo aynu og nahay balse sidaa aanad u arkeynin odayaal reernimo u difaacaya ayaa kugu filan heerka kartidiisa iyo kolsoonida wasiir guribarwaaqo waana mid wax weyn ka bedeshay dadka Somaliland aragtida madaxdhaqameedka barbar yaacaya siyaasiinta qaranka sidaa darteed mudane cabdiraxmaan guri barwaaqo waa wasiir qaran ee maha caaqil reer ogow sida kuwa logu difaacayo reernimo isagu reer waa uu lee yahay iyo cuqaal balse waxaa la is dheer yahay fahanka dawladnimada iyo danta qaranka waxaynu kale oo aynu ka baran karnaa casharka ah ninkii qaranka xil u hayaa waa in loo arkaa nin qaran balse ma haboona in qaab reer lagu difaaco uGu dambey mudane cabdiraxmaan guri barwaaqo waa macalin ina kala tusey kala duwanan shaha siyaasada iyo reernimada.

25
Mar

MUSUQ IYO CABDIRAXMAAN GURI BARWAAQO GOD MA WADA GALAAN!

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilahi

Wasaarada warfaafinta ee Somaliland waxay ka soo kabatey mudo dheer oo dib u dhac iyo maamul xumo ka soo daristey,waxaa ay markhaati ka yihiin dadka reer Somaliland isbedelka muuqda ee togan ee wasaarada warfaafintu ku soo kordhay in tii uu maamulka wasaaradaasi qabtey wasiir Cabdiraxamaan Cabdilahi Farax (Guribarwaaqo)

Waxaa laga wada dheregsan yahay dagaalkii iyo ololihii dhinacyada badan lahaa ee kooxihii wasaarada xuurtada ku haystey ee u haystey goob ganacsi oo ay leeyihiin  ku soo qaadeen Mudane Cabdiraxman Guribarwaaqo.

Dadka reer Somaliland Siyaasinta,aqoon yahanada salaadiinta iyo waxgaradka reer Somaliland iyo caalamkuba kama qarsoona ujeedooyinka laga lee yahay dagaalka iyo dacaayada raqiiska ah ee kolba magic loo yeelayo ee lagu wado mudane Cabdiraxmaan guribarwaaqo balse waxaa oo dhami oo kuwo kor u qaadaya sumcadiisa iyo kartidiisa waxaana uu ku helayaa kalsoonida dadkiisa uu u shaqeenayo iyo dalkiisa.

Cabdiraxmaan Cabdilahi Guribarwaaqo waa geesi u badheedhay in uu dhiso wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland wuxuu kala tuurey cooshadihii musuqa eek a dhexdhisanaa wasaarada ,wuxuu habeeyey nidaamkii shaqo waxaana uu kala saarey mashaxeystihii iyo shaqeystihii wasaaradiisa sida ay shaqaalaha shaqadooda ka adagi noo cadeeyeeen waxaa wasaaradi warfaafintu ka gudubtey isdhexqaadkii eexdii iyo saaxiib iyo ehelku hayntii shaqaalaha dhexdooda ka jirtey waxaana wasaaradu hada noqotey wasaarad qaran oo u adeegta umada Somaliland.

Layaab malaha in dagaal iyo dacaayado raqiisa lala beegsado wasiirka waayo wuxuu kala tuurey gododkii musuqa ee mudada dheer ka qodnaa wasaarad ,ilaa  dacaayadii gaadhey in la yidhaahdo Wasiirkii warfaafinta ayaa loo xidhay musuq iwm.

Waxaa wax lagu qoslo ah inaga oo ku jirna qarnigii ilbidhiqsiga warka lagu kala heleyey in sheekooyinkaasi oo kale dad run moodaan,balse waa fashilaad ku timi cidii warkaa suuqa gelisey oo la og yahay qiimaha lagu bixiyey dhowrkaa erey ee beenta ah.

Ugu dambeyntii waxaa aan su’aashan waydiiyey 125 qof oo kala duwan oo Somaliyeed :

Ma kula tahay in Wasiir Cabdiraxmaan Cabdilahi farax hanti qaranku leeyahay lunsaday?

  1. Waxay yidhaahdeen 74%  Wasiir Cabdiraxmaan Guribarwaaqo iyo Musuq God ma wadagalaan
  2. Waxay ku Jawaabeen  16%  xitaa laguma xaman xatooyo intii uu xilka hayey
  3. Waxay ku jawaabeen   8% waa argoosi  iyo magic ka dil raqiisa.
  4.  Waxaa laga yaabaa in ay wax ku tageen  kol hadii madaxdii kaleba ee wasaaradu u xidhan yihiin2%

Hadaba waxaa ugu dambeyntii la gudboon kuwa shaqo ka dhiganaya war aan jirin iney ka waantoobaan in ay ceeb aan qabaneynin oo been abuura la raadsadaan dadka dalka iyo dadkaba dhisaya ee wadankooda horumarkiisa ka shaqeenay sida wasiir Cabdiraxmaan Cabdilahi Guribarwaaqo oo hadh iyo habeenba ku hawlan habeynta iyo hagaajinta wasaarada warfaafinta ee Somaliland,anagana waxaa naga go’an in aanu is garab taagno wadaniga daacad ah ee dadkiisa iyo dalkiisaba horumarinaya.

Waad mahadsantiin dhamaantiin.

24
Mar

Barnaamujka Shaqo Qaran ee Ardeyda Somaliland Dafcadii 1aad

%d bloggers like this: