Skip to content

Posts from the ‘Hambalyooyinka’ Category

12
Apr

Jawaab-celin(feedback) Fariimo aan ka Helay Akhristayaasha.

Hogaanka.org

Ugu horeyntii waxaa aan aad ugu mahad naqaynaa akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan hogaanka.org gaar ahaan dadka aan Somalida ahayn asal ahaan oo markey quraaladayada akhristaan muujiya sida ay uga meleen qaar ka mida qoraalada ku was oo ka falceliya qoraalka ay la dhacaan kuna sameeya calaamada “liked”.Balse waxaa kale oo aan u mahadnaqaynaa akhristayaal Somaliyeed oo aanu ka helnay jawaab-celin wanaagsan (feedback).

Akhyaartaasi waxay noogu hambalyeeyeen sida wanaagsan ee dhexdhexaadnimada leh ee aanu uga hadalno arimaha markaa taagan iyaga oo noo sheegay in qoraaladayadu sameyn ku lee yihiin siyaasada dalka,yihiina kuwo tayadoodu aad u sareysayso,wax badan laga faa’iidaysan karo. Qarka mida dadkaasi waxay noo sheegeen in maqalkii aanu 5 April 2019 “Maskaxdaada la kaasho dagaalka dhinaca media ah ee qadiyada Ganacsade Axmed!” uu ahaa maqaal midho dhal ah ka dib markii Ganacsade Axmed uu ka hadlay qadiyadiisa oo uu Afhayeen u sameystey arintii muranka, Si kastaba ha ahaatee akhristayaasha sharafta leh waanu soo dhaweeneynaa aragtidooda diyaarna waxaanu u nahay in aanu qaadano talooyinkiina waxna ka bedelno meelaha dhaliishu ka jirto.Balse saxiibayaal waxaa aad noo sheegteen in aad ka hesheen maqaalo aanu qorney balse waxaa muujiyey iney maqaaladaasi jecel yihiin oo tick (liked)gareyey 2 qof oo keliya oo somali ah intiina ka nagu amaantey halka maqaalada dadka kale ee aan Somalida ahayni gaadhayaan tiro aad uga badan kuwa somalida 32 qof oo tick garey”liked” qoraaladayada bishan april.Si kastaba ha ahaatee waad mahadsan tihiin wixii talo iyo tusaale ahna waanu qaadaneynaa ee noogu soo hagaajiya:

contact@hogaanka.org

13
Feb

7
Oct

HAMBALYO MEHER

Waxaa Maanta oo Axad ah Taariikduna tahay 7/10/2018 xaflad si heer sare loo soo agaasimey oo Meher lagu qabtey Magaalada London ee Cariga Engiriiska halkaas oo la iskugu Meheriyey Boqorka(ABDULAZIZ AHMED OLOL) iyo Boqorada(ASHA MOHAMUD JAMA). Hadaba Maamulka Sare ee hogaanka.org waxaa uu hambalyo iyo boqaadin aad u qiimo badan u dirayaa  Mudane Abdulaziz Ahmed Olol iyo Marwo Asha Mohamud Jama Waxaanan ugu duceynaynaa ducadi rasuulka (csw) oo aan  lee nahay:

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

Waxaa kale oo Hambayo iyo Ducaba u diraya Abdulaziz Ahmed Olol iyo Asha Mohamud Jama Akhyaarta kala ah:

Abdi Imaan Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Marwo Khadra Hashi,

Sidoo kale waxaa Hambalyo iyo ducoba u diraya Fahiima Fayla ,Caruurteeda iyo Seygeeda dhamaan dadkaasi waxay uga baryayaal Alle inuu ka dhigo reerkii wanaaga dunida iyo wanaaga akhiroba hela.Reerkii Lagu  nastee wada jiree nabad gala Alle ha idinka yeelo ubad khayr qabana Alle ha idinsiiyo (Abdulaziz iyo Asha) . Amin yaa Allah

Read more »

14
Jun

Eid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta Caalamka

Anagan Allah hanaga Aqbalo Soonka idina Allah ha idinka Aqbalo Amin Amin

16
Dec

SAWIRO MEHERKII MAANTA (16/12/17) EE MAXAMED JAMAC MAAX IYO AYAAN CABDI GIIRE

Meherkii Mudane Maxamed iyo Marwo Ayaan16.12.2017.2Meherkii Mudane Maxamed iyo Marwo Ayaan16.12.2017.3Meherkii Mudane Maxamed iyo Marwo Ayaan16.12.2017.4Meherkii Mudane Maxamed iyo Marwo Ayaan0

16
Dec

HAMBALYO MEHER

Meherkii Mudane Maxamed iyo Marwo Ayaan

Aniga oo ku hadlaya magacayga kan qoyskeyga ayaa waxaa aan hambelyo Meher u dirayaa:

MUDANE: MAXAMED JAMAC MAAX IYO MARWO: AYAAN CABDI GIIRE. OO MAHERKOODU KA DHACAY GALBEEDKA MAGAALADA LONDON EE CARIGA INGIRIISKA.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan caafimaad ,bashbash , barwaaqo, Rabbina ka yeelo  Reerkii lagu nastee, lagu nag aado, ee ubad khayr qaba oo dadkooda,dalkooda & diintoodaba anfacana kala hela,aamiin, aamiin,aamiin.

 

%d bloggers like this: