Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

Health rss

FAA’IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE AY XABAASUUDI LEEDAHAY IYO MAGACYADA XANUUNO AY DAWO KA TAHAY.

29 Jul 2018

K Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Ay Xabaasuudi Leedahay Iyo Magacyada Xanuuno Ay Dawo ka Tahay. Hargeysa (HWN)- “Xabaasuuddu geeri mooyee, cudur kasta oo kale waa ka dawo” waxaa hadal macnahaas ku dhow yihin, Nebigeennii Muxammed (SCW). Aadamuhu bilowgii noloshiisaba waxa uu xabaasuudda u aqoonsanaa dawo uu kula tacaalo xanuunno aad u tiro badan. Tan iyo markii… Read More ›

SHEEKO HAWADA SOMALILAND MUQDISHO AYAA LAGA MAAMULAYAA!

Somalidu waxay ku maahmaahdaa Wax walba run moode ayaa rag ugu liita. Beryahan dambe waxaa suuqyada dacaayada ee baraha bulshada iyo warbaahinta dawlada furfurtay ee fedelka Somalida Konfureed ay shaqo ka dhigteen sheeko caruureedka odhanaysa Hawlada Jamhuuriyadii Somaliya ee 1 July 1960 Midowdey ayaa waxaa si rasmiya loogu wareejiyey Dawlada furfurantey ee federalka Konfurta Somaliya…. Read More ›

Cleaning sprays ‘as harmful to your lungs as smoking 20 cigarettes a day’

Using everyday cleaning sprays can be as harmful to a woman’s lungs as smoking 20 a day, research has shown. And a separate study found household products may account for half of air pollution in cities. The first study, in Norway, found lung capacity fell 4.3mls a year faster in women who cleaned at home… Read More ›

6 Benefits of Ablution (Wudhu) Which Have Been Scientifically Proven

Purity is the power of which the mysteries revealed to you. The purification of body strengthens your soul which ultimately bring you close to Allah. This is the reason why Islam emphasizes on purity, as it is the basic part of faith in Islam. Every Muslim performs ablution (wudhu), before offering prayers. It is a… Read More ›

QAABKA AYNU U SEEXANO IYO SAAMEYNTA CAAFIMAADKEENA Q.2aad

Sida qoraal lagu baahiyey sanadkii 2007 in The Internet Journal of Allied Health Sciences and Practice,cilmi baadhistaa waxaa lagu ogaadey in ay dadka intooda badani jecel yihiin iney u seexdaan dhinaca(the side-sleeping position) iyo in aanay  badneyn  in ay ka cawdaan dhibaatooyinka dabarka,luqunta waxayna helaan hurdo habeen wanaagsan,sida dadka kale ee u seexda qaabka kale… Read More ›

QAABKA AYNU U SEEXANO IYO SAAMEYNTA CAAFIMAADKEENA

Waxaa inoogu filan tusaale muhiimada ay hurdadu u leedahay noolalaha ,gaar ahaan Adamaha hadalka Alle . Oo inoo cadeeyey in habeenkii iyo maalintii mid walba uu ugu tala galay in looga faa’iideysto si yaabo kala duwan,oo ah in maalintii la shaqeysto oo la raadsado risiqa Allah habeenkiina asturaad iyo nasasho.bal u fiirso saddexdan ayadood ee… Read More ›

Blogs I Follow