KALMADEYDA MAANTA EE 18 KA MAY!

    Ugu horeyn waxaa Mahad dhamaanteed u sugnaatey Allah(SWT), ina siiyey xornimadan maanta aanu u dabaal degeyno ee 18 May. Xornimadan aynu haysano maanta waxaa jira umado caalamka ka mid ah oo aan haysan oo maalin walba la kulma tacadiyo ka dhan ah xuquuqda Adamka nolosha iyo jiritaanka dadnimo, Sidaas Darteed waxaa lagama maarmaan […]