Skip to content

Posts from the ‘Taariikhda (history)’ Category

13
Sep

Abdulrahim Abby Farah: Tributes to Wales-born Somali diplomat

Abdulrahim Abby FarahImage copyrightSTEVE KHAIREH

Tributes have been paid to a Somali diplomat born in the Vale of Glamorgan, who has died at the age of 98.

Abdulrahim Abby Farah was born in Barry in October 1919 and represented Somalia at the United Nations for 25 years.

He served as the Undersecretary General from 1979-1990 and chaired a special committee against apartheid – aiding the release of Nelson Mandela.

Cardiff community worker Ali Abdi said it was a “very sad day for the Somali community”.

His nephew Steve Khaireh said Mr Farah returned to Wales many times to visit his family in Cardiff.

“He had an amazing life. He had all his faculties and he was humble. All his family knows what he has done and what help he brought about to communities,” he added.

Mr Abdi told BBC Wales: “It’s a really sad time to hear about his passing, condolences to his family – what a remarkable gentleman.

‘Vast accomplishments’

“The roles he played in the world in South Africa. He was part of the team there to bring resolution and end the fighting.

“School children should be learning about this gentleman.”

Mr Farah grew up in Barry and attended Gladstone Road School, Barry Grammar School before studying for a degree at University College, Exeter.

After Somalia declared independence in 1960, Mr Farah became ambassador to Ethiopia in 1961.

In 1962 he represented Somalia at the United Nations Economic Commission for Africa, before becoming the UN representative for Somalia in 1965, a post which lasted for seven years.

His later United Nations career saw him serve as Assistant Secretary General for special political questions from 1973-78 and Undersecretary General from 1979-90.

He also chaired the special committee against apartheid, which first met in 1969 and is credited with helping to secure the release of Nelson Mandela from prison in 1990.

Vale of Glamorgan mayor Leighton Rowlands said Mr Farah’s “accomplishments were vast, covering wide-ranging areas from youth, community, race relations, diplomatic initiatives, to UN peacekeeping”.

“The Somali community has lost a great leader,” he said.

Source: BBC

26
Aug

What to See (and Eat) in Porto, Portugal – Part 2 — Travel-Gourmand.com

Palácio da Bolsa The Stock Exchange Palace was built in the 19th century by the Commercial Association of Porto in Neoclassical style. It is a UNESCO World Heritage Site with a spectacularly decorated interior.

via What to See (and Eat) in Porto, Portugal – Part 2 — Travel-Gourmand.com

24
Aug

Mid ka mida xidigaha Somaliland ee Halganka,Aqoonto, iyo wadaniyada!

Mudane Siciid Shugri Xuseen iyo xusuusreeb mar kale ayaan wax ka odhandoonaa halyey Siciid hada se ila wadaaga wareysigan maqalka iyo muuqaalka ah ee HCTV iyo baranamujka xusuus reeb!

7
Aug

Waa Taariikh mar hore la dayacay!

5
Aug

YAA DILAY 83 GEESI SOMALIYEED?

11
Mar

DAWLAD MAGAC U YAL AH OO DHIB IYO DABAR KU AH HORUMARKA !

Dawlada federar ka ah ee Somaliya ma aha mid nool oo nafi ku jirto marka laga eego dhinacayada siyaasada,dhaqaalaha iyo bulshada waayo :

1- Dawlada Federalka ah ee Somaliya waxaa dhisay dalal shisheeye oo ku sargooyey danahooda waxaa lagu soo yabyabey dalka Kenya waxaana loo soo gudiyey gudaha Somaliya.

2- Ciidamada qalabka sida ee Amaanka dawlada gacanta ku hayaa waa Kuwo shisheeye oo laga soo ururey dalal aan dhaqan iyo diinba la wadaagin bulshada somaliyeed intooda badan, kuwaas oo gacanta ku haya amaanka meelaha ku xeeran caasimada muqdisho.

3- Intaa ay dhisnayd waxaa loogu yeedho dawlada federalka Somaliya lama hayo hal doorasho oo si toosa dadka somaliyeed u soo doorteen barlamaan,madaxweyne iyo qaybaha kale ee dhismaha dawlad casri ah.

4- Waxaa lagu dhaqaa dalkaasi wareegtooyin iyo mala awaal salka ku haya danaha kala duwan ee dalalka haga siyaasada dhaqaalaha dalkaasi dumay ee noqday meel lagu boobo khayraadka dhulkaasi.

5- Dawlada federalka ahi waxa awood ah kuma laha dawlad goboleedyada ay ka kooban tahay  federalka somaliya ,taasi waxaa tusaale kugu filan Dawlad goboleed ka Puntland oo heshiisyo aaney waxba ka ogeyn dawlada federalka ahi waxaa markhaati kugu filan heshiiska puntland iyo DPWorld ee Dekeda Boosaaso. Waxaa Tusaale kale kugu filan Mawqifkii dawlad goboleedka Somaliya ee Puntland iska taagtey go’aankii dawlada fedarelka ah ee Somaliya kula safatey is bahaysiga Qadar markii ay khilaafku ka dhex curtey dalalka Saudiga iyo UAE ka.

Arimahaasi waxay tilmaamayaan in aaney Dawlad federal ah oo firfircooni aaney ka jirin Somaliya balse Magac lagu shaqeysto uun uu yahay oo lagu qaldo  rayi caalamka si loogu adeegsado ku dhicida khayraadka dalkii Somaliya la odhan jirey oo dhinaca shuruucda caalamiga ah qiil loogu helo in dawlad federal ah oo wax walba sharciyeysaa dhisan tahay. Dawlada Somaliland ayaa iyadu ah dawlad firficoon oo mateli karta Somaliya waayo:

a- Somaliland iyo Somaliya 1 July 1960 ayaa iyaga oo laba dal oo kala duwan ay midoobeen oo ay noqdeen hal wadan oo si iskooda iskugu tegey.

b- Ka dib markii dawladii Somaliya burburtey dagaalo kacdoon shacbi ah ka dib waxaa awoodii dalkaasi gacanta ku dhigey dagaalyahanadii ururadii SNM ,USC iyo SDM kuwaas oo ahaa ururadii firfircoonaa ee hagayey halgankaasi nasiib daro waxaa dhaqdhaqaaqyadii dhinaca Konfurta Somaliya ka hor yimi loolan dhinaca awooda ah oo ka dhashey odayaal iyo unugyadii siyaasadeed ee xukumadii Maxamed Siyaad Bare taasi oo kala qaybisan ururkii USC iyo SDM dagaaladiina u rogtey qaab qabiil arintaasi waxay sii shiday xasiloonaantii konfurta iyo gobolada dhexe ee Somaliya ama Somalidii Talyaanigu gumeysan jirey.

Sidoo kale arintaasi waxay abuurtey in Goboladii waqooyiga ee la midoobey koonfurtu ay wax garadkoodii iskugu yimaadeen shir iyada oo shirkaasi uu hogaaminayey Ururkii SNM oo gacanta ku dhigay goboladaasi. Waxgaradkii ,siyaasiintii odayadii iyo ururkii SNM markey derseen xaalada siyaasadeed dhaqaale bulsho iyo nabadgelyo ee gobolka waxay go’aamiyeen 18 May 1991 in Somalilandtii 26 June 1960 dib loo soo celiyo oo sidii koreba si ikhtiyaariya looga noqdo midowgii labada gobol ee 1 July 1960.

Qodobkaasi waa mid sharci ah waayo midowgii 1 July 1960 ee Somaliland iyo Somalidii Talyaanigu gumeysaney markey midoobayeen afti dadka laga qaadey oo lagu midoobey ma jirin balse waxaa wada hadal ka dib ansaxiyey siyaasiintii labada gobol. Mar hadii aaney dawlad rasmi ah oo Somaliya ka jirtaa aaney jirin,kol hadii jilayaashii siyaasada ee labada gobol ee midoobey qayb ka mid ahi ka baxdey heshiiskii, qaybtii kalena aaney mideysneyn oo u kala go’godey federal aan isla socon oo Puntland,Konfur galbeed, Galmudug, Juba land, Hirshabeele ay u far cameen waxaa burey sharciyan midowgii Somaliya ee 1 July 1960 waayo waxaa dhismey qab siyaasadeed cusub taasi waxay Somaliland xaq u siinaysaa in ay sharci u lee dahay in caalamku dib u eego dhaqan gal keeda dawlad madax banaan oo dib ugu noqotey maamulida dalkeeda oo xornimada ka qaatey boqortooyada Midoobey (UK) 26 June 1960. Sidaa awgeed Dowlada Somaliland waxaa la gudboon in ay sharciyen ku doonato kursigii 26 June 1960 uga xalaalobey qurumaha loo dhan yahay waayo weli qaynuunka dawliga ahi( International law) waa mid loo cuskan karo wixii hore ee sharciyan u jirey dib u eegideeda.

Mahad Dhamaan Alle(swt) Ayaa Iska Leh.

 

 

 

11
Mar

The Death Of Imam Shafi

Muhamed ibn Idris al-Shafi(commonly known as Imam Shafi ), the founder of the Shafi school of law in Islam, died in Fustat. He was born in Ghaza in 767, but brought up and educated in Makkah until the age of twenty, when he moved to Madinah to continue his studies under Imam Malik. He went to Egypt in about 814, where he spent the remainder of his life.

Before Shafi’s time, the teachings of the great jurists such as Imam Hanifa and Imam Malik had dominated current legal opinion, but it was in the absence of any systematic treatment of the bases on which the laws had stood or the methods by which they had been derived. Imam Shafi, gifted with extraordinary talents for religious literature, rose to the task. His greatest contribution in the field of law was the establishment of a new discipline, the study of Usul al-fiqh (the fundamentals of jurisprudence). Although he started writing his legal theories only during the last sixteen years or so of his life, he produced an unrivaled amount of work, most of which is still held in high esteem by Muslim scholars. Among his principal pupils was Imam Hanbal [780 – 855], who afterward founded a new legal school, known by his own name. Shafi’s tomb in Cairo is a shrine, attracting a large number of faithful devotees.

Praise be to Allah(SWT)

source: A chronology of Islamic history 570-1000 CE

H.U. Rahman

 

 

25
Feb

QAYB KA MIDA TAARIIKDII SHEEKH CALI X. IBRAHIM XIRSI

Sheekh Cali x.ibrahim (2)Waxaan Jecleystey in aan wax yar ka soo qaato qoraalkan hoos u qoran uu Axmed Koosar ka qorey Sheekh Allah naxariistii Jano ha geeyee. Waxaana uu Axmed ku bilaabay qoraalkiisa sidan:

Shakhsiyadda sheikh Cali Xaaji Ibraahim Xirsi, Barbaaridiisii iyo wax barashadiisii.
Sh. Cali xaaji Ibraahim Xirsi oo hooyadiina la odhan jiray khadiija Axmed wuxuu ku dhashay Deegaanka Oodwayne meel la odhan jiray Balliga Guuleed Xaaji 1905, quraanka Kariimka ah wuxuu ku bartay meeshaasi miyiga ah markii uu quraankii dhammeeyaywuxuu tagayMagaalada Berbera oo uu aabihii xaaji ibraahim ku haystay Ganacsiwaxaanu magaalad berbera ka sii watay tacliintiisii isagoo wax ku bartay iskuul uu lahaan jiray nin soodaaniya oo la odhan jiray Sayid khayra lah,halkaasi oo uu ku bartay culumta xadiiska,Tafsiirka,iyo faniyada kala gedisan ee luuqada Carabiga, waxa xusid mudan in uu aabihii qayb wayn ku lahaa in waxbarashada wiilkiisu kaalin gasho waxaana markhaati u ah isagoo xaj ka tagaya ayuu tuducyadan ku dhiiri geliyay.
Aqalkii Ilaahay iyo xajkiibaan Qalab u haystaaye
Calaw qayb khadkiyo looxu waa qawl ilaah dhigaye
Markii uu si fiican u dhamaystay dugsigii Soodaaniga wuxuu u kicitimay Magaalada Bullaxaar oo waagaasi aad u camirnayd culimobadan oo akhriya faniyada kala gedisan ee cilmiga diiniga ahina ay ku sugnayd halkaasi ayuu si fiican ugu dhex galay fiqiga iyo luuqada af carabiga isagoo baaric ku nocday noocyada kala gedisan ee afka carabiga sida naxwaha sarfiga balaaqada noocyadeed Bayaanka & Badiica iyo Cilmiga Diintana sidoo kalena wuxuu aad u bartay cilmiga xisaabta sida Handasada Jabrada & jajabkaka ,sidoo kale wuxuu aad u bartay cilmiga Mandiqa Cilmiga Falaga Iyo taariikhda & juquraafiga..
Hadii aan Tacliintiisa Is raaciyo sheekha waxa suudaan u dirtay Dawladii Ingiriiska halkaasi oo ku maqnaa laba sanadood kuliatu Diraasaadka islaaamiga kana soo qaatay Diktoorah, xili uu aad u yaraa ayuu kaalin galay waxa dadka ku hareeraysan uga muuqanayay bidhaamo iyo calaamado muujinaya Raganimo dheeraad ah ilaa intii uu yaraa waxbaa lagu halaynayay barakona waa laga arkayay aad na wuu u dhawrsoonaa caqli aad u miisaaman ayuu ilaahay siiyay oo xili iyo kasta iyo goobkasta oo uu joogo uu arimaha la soo dersa ee noloshu keentoku xalilayay.
Sheekh Cali xaaji ibraahim wuxuu ahaa bad wayn cilmiya oo aan la soo koobi Karin waxaanu noolaa nolol cibro ugu filan qofkii milicsada oo misanalagu dhammayn Karin qoraal u kooban sidan ookale:-qofka codkiisa maqlaa wuxuu odhan lahaa waa sheikh caalim ah,ka taladiisa arkaa wuxuu odhan lahaa waa hogaamiye qawmi ah, ama siyaasi xeel dheer, qof ka kutubtiisa iyo qasaaidkiisa arkaa wuxuu odhan lahaa waa qoraa Islaamiya, ka nolol la qaybsadaa ee la fadhiistaa ee arka karaamooyinka ilaahay siiyay ee uu qarinayo wuxuu odhan lahaa waa wali awliyada ilaahay ee waawayn ka mida, qofkii cilmi baadhis rasmi ah ku sameeya noloshiisa ee arka siday uga buuxdo kifaax & dadaal,iyo dheefta iyo dhaxalka uu ka tagay ee aan duugoobayn wuxuu yaqiinsanayaa inuu ahaa halayay uu ilaahay ummadan ka soo saaray, oo ay adag tahay in la helo dhigiisii, wuxuu kaalin galay isaga oo aad u yar waxaanu koobsaday cilmiyo fara badan oo dhinacayo badan leh, wuxuu noolaaday isagoo sharaf leh oo tusaale fiicanu ah siday ay tahay iyo macnaha dhabta ah ee ay leedahay suufinamada dhabta ah, wuxuu kutoosnaa dariiqa saxda ee daahirka shareecada,laabtiisuna saafi ayay ahayd,intuu noolaa cidna gacanta muu hoorsan, ee wuu shaqaysanayay, waxaanu u shaqaynayay dalkiisa dadkiisa & diintiisa,isagoo da’ ah habeenna kama fadhiisan shaqada diinta , intaasi oo aad isku gayso iyo in kale oo aan la soo kobi karaynin ayuu dhab ahaan ahaa Sheekh cali Xaaji Ibraahim ( wal xaqu yuqaal) wixii xaq ah waa la sheegaa .
waxba yaan hadal idinku daaline aan milicsano waxyaalaha ugu muhiimsan ee ay mudantahay inaan milicsano..
Kaalintii uu ka qaatay Cilmiga Diinta ee Xaga Caalamka Islaamka :-

Sheekhu isagoo macalin ka ah Dugsiga sareee Cammuud lixdameeyadii ayuu nin yamani ah oo reer Borame ah oo ay saaxiib ahaayeen, dukaanna ku haysan jiray uu u keenay kitaab ka hadlaya cilmiga musdalaxul xadiis oo uu alifay Sheikh yamani ah oo laodhan jiray Ibnal farax oo sidii jacayl u qoran isla markaana gabay ah, waxaanu ku yidhi sheikh kitaabkan oo ku adkaaday culimmadii yamanta inoo sharax, sheekhuna wuu ka qaaday kitaabkii wuxuuna yidhi haduu ilaahay ii fududeeyo waan isku dayi. ….
Sources: Axmed Koosaar.Mobile:-063 410 9607.
Email:-hadrtulawliyaa@hotmail.com.

%d bloggers like this: