Skip to content

Posts from the ‘Tacsi (condolences)’ Category

10
May

Inna Lillaha Wa Inna Ilayhi Raaji’oon

Hogaanka Media Group Waxay Tacsi gaadhsiinayaan umada Somaliland Ehelkii Asxaabtii uu Ka Baxay Marxuum
Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo ku magac dheeraa “CabdiWaraabe” oo manta oo taariikhdu tahay 10/05/19 ku geeriyoodey magaalada hargeysa

Marxuunka waxaanu Allah(swt) uga baryanaa inuu naxariistiisa Jano siiyo Ehelkii Asxaabtii iyo Umada reer Somalilandna Samir iyo Iiman ka Siiyo halkii uu umada ugu jireyna Odey kale oo nabad iyo wanaag jira ah Alle ugu bedelo Aamin yaa Allah.

Xaaji Cabdikariim Wuxuu ahaa Tiirarka Nabada Somaliland iyo hormoodayaashii dejiyey Somalilandta Cusub. Waxaana lagu xasuusandoonaa kaalintiisii wadaniyadeed iyo odaynimo ee qaranka Somaliland Waxaa aan Soo jeedinaynaa in Guriga Golaha Guurtida Loogu magac daro Xaajiga oo ka mid ahaa aasaasayaashii Golahaasi.

HOGAANKA MEDIA GROUP

5
May

Inna Lillah Hi Wainna Alyhi Rajioun

Subaxnimadii Maanta oo taariikhdu ahay 05/05/2019 Waxaa magalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Ku geeriyoodey Allah Naxariistii Jano Ha siiyee Marxuun Jamac Adam( Dhamac) oo ka mid ahaa Odayaasha Somaliland. Sidaa darateed

 Maamulka HOGAANKA MEDIA GROUP Waxay Tacsi tiiranyo leh Halkan uga Dirayaan, . Dhamaan Ilma Jamac Adam (Dhamac) Meel kasta oo ay Caalamka Ka Joogaanba geerida ku timi abahood  Marxuum Jamac Adam (Dhamac) sidoo kale waxanu tacsi taas la imada u diraynaa ehelkii iyo Asxaabtii marxuunka ,waxa si gaara uga tacsidadeynaynaa:

1-Mudane Maxamuud   Jamac, oo Ku magac dheer Baraar ,Marwadiisa iyo Caruurtooda

2-Cumar  Jama  Dhamac iyo Reerkiisa

3-Maxamed (Aboor) Jamac( Dhamac)

4- Adam Shabeel , Waxaanu Alle uga baryanaa Marxuunka inuu u naxariisto ehelkii iyo qaraabadii,asxaabtiisina Samir iyo Iimaan Ka siiyo AAmin Yaa Rabi

Hogaanka Media Grroup

10
Jan

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un : إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْه رَاجِعونَ

Kullu nafsin zaikatul maut !

Aniga oo ku hadlaya  Magacayga iyo kan hogaanka.org

WAXAAN TACSI U DIRAYAA:- KHADRA OMAR HUSSEIN OSTEELYE OO AH XASKII MARXUUNKA(CABDIRAXMAN) ,CARUURTIISII OO KALA AH ALXAAM , IFRAAH,MOHAMED,FADUMO,YUSUF IYO DHAMAAN EHELKII IYO AXSAABTII UU KA BAXAY MARXUUM CABDIRAXMAAN JAMA IBRAHIM
OO  KU GEERIYOODEY WADANKA FINLAND 07/01/2019 ALLE HA U NAXARIISTEE.

SI GAARA WAXAA UGA TACSIDAYNAYAA DHAMAAN ILMO SHUGRI OO

KALA AH:

1- CABDILAHI SHUGRI

2-CABDIRAXMAAN SHUGRI

3-SACIID SHUGRI

4- AABI SHUGRI

5- AHMED SHUGRI

6- SAMIIRA SHUGRI

7-MUSTAFE SHUGRI

  MARXUUNKA WAXAANU ALLE (SWT) UGA BARYANAA JANADIISA FARDUUSA INUU GEEYO INAGANA SAMIR IYO IIMAAN INAGA SIIYO AAMIIN YAA RABI

7
Jan

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Anaga oo Kala ah:

1- CABDILAHI SHUGRI

2-CABDIRAXMAAN SHUGRI

3-SACIID SHUGRI

4- AABI SHUGRI

5- AHMED SHUGRI

6- SAMIIRA SHUGRI

7-MUSTAFE SHUGRI

WAXAANU TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA XAASKIISII( KHADRA OMAR HUSSEIN OSTEELYE) ,CARUURTII OO KALA AH ALXAAM , IFRAAH,MOHAMED,FADUMO,YUSUF IYO DHAMAAN EHELKII UU KA BAXAY WALAAL KAYO CABDIRAXMAAN JAMA IBRAHIM OO MAANTA KU GEERIYOODEY WADANKA FINLAND. MARXUUNKA WAXAANU ALLE (SWT) UGA BARYANAA JANADIISA FARDUUSA INUU GEEYO INAGANA SAMIR IYO IIMAAN INAGA SIIYO AAMIIN YAA RABI

10
Nov

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ (Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un).





Kullu nafsin zaikatul maut

Dhamaan lamaha kala duwan,xubnaha iyo taageerayaasha kala duwan ee ururka UMAD ee Caalamka dacaladiisu  guud ahaan gaar ahaana UMAD UK waxay Tacsi u dirayaan Caruurtii .Ehelkii ,Qaraabadii,Axsaabtii ay ka baxday Marxuumad  Amina Biixi Taarwade oo ku geeriyoodey Magaalada London taariikhdu markey ahay  7/11/18, laguna aasey Isla Magaalada London shaley Jimcihii 9/11/2018. Waxay Alle(swt) Marxuumada uga baryayaan naxariistiisa jano inuu siiyo dhamaan ehelkeedii,qarabadii iyo Asxaabteediina Samir iyo Iimaan ka siiyo Ammiin yaa Rabi….

Tacsi Taa la mida waxaa  u diraya Caruurtii Marxuumada ,ehelkeedii qaraabadeedii iyo Axsaabteedii dadka kala ah:

1-Mujahid Cabdi Shugri Xuseen iyo reerkiisa 2- Cabdi IIman iyo reerkiisa 3- Cabdilahi Shugri Xuseen iyo reerkiisa 4- Maxamed Jamac iyo reerkiisa 5- Cabdirasaaq Daahir Xayd(Sheekhaal) iyo reerkiisa 6- Cawil Xasan iyo reerkiisa 7- Mustafe Maxamed Ibrahim(Mustafe wadaad yare) iyo reerkiisa 8- Nicman Maxamed Dabaka Eri iyo reerkiisa. Dhamaanba dadkaasi waxay marxuumada( Amina Biixi Taarwade) uga baryayaan in Alle(swt) naxariistiisa Jano siiyo Caruurtii,ehelkii qaraabadii iyo Axsaabtii ay ka tagteyna Samir iyo Iiman ka siiyo. Amin Amin Amin yaa Rabi.

12
Sep

“INNALILAHI WA INNA ILAYHI RAJIOON”

ANIGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA KAN QOYSKEYGA, IYO EHELKAYGA QARAABADA IYO AXSAABTEYDABA WAXAA AAN TACSI  U DIRAYAA CARUURTII QARAABADII, EHELKII IYO AXSAABTII AY KA BAXDAY ALLE NAXARIISTII JANO HA GEEYEE HOOYO XABIIBA ILDAB CABDI OO MAANTA LAGU AASAY MAGAALADA HARGEYSA, SI GAARA WAXAA AAN TACSI UGU DIRAYAA CABDI IIMAN CUMAR IYO DHAMAAN CARUURTEEDII KALE OO DHAN, OO AAN LEE YAHAY HOOYADIIN ALLE(swt) HA U NAXARIISTO IDINA SAMIR IYO IIMAAN HA IDINKA SIIYO.AAMIIN YAA ALLAH.

 

6
Jul

TACSI

ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA DHAMAAN QOYSKAYGA KAN WALAALAHAY,AXSAABTEYDA IYO DHAMAAN EHELKA IYO QARAABADEYDA WAXAA TACSI HALKAN UGA DIRAYNAA REER MAXAMED IBRAHIM ABOKOR (REER WADAAD YARE) IYO REER CUMAR CISMAAN DHAMAANTOOD ,GEERIDII NAXDINTA LA HAYD  EE KU TIMI MARXUUM CABDIBASID CUMAR CISMAAN OO KU GEERIYOODEY SHIL BAABUUR MAGAALADA PARIS EE CARIGA FARANSIISKA ,SI GAARA WAXAA UGA TACSIDAYNAYAA XAASKII MARXUUMKA MARWO HODAN MAXAMED IBRAHIM(HODAN WADAAD YARE) IYO CARUURTIISII OO DHAN WAXAAN LEEYAHAY ALLAH(SWT) NAXARIISTIISA JANO HA GEEYO IDINKANA SAMIR IYO IIMAAN HADINKA SIIYO. WAA LAWADA DHIMAAYAA OO GEERIDU WAA XAQ EE ALLAH HA INAGA DHIGO KUWII KU SAMRA MARXUUNKA U DUCEEYA IN ALLAH WAAFAJIYO SU’AALAHA QABRIGA UNA FUDUDEEYO AAMIIN YAA ALLAH. INAA LILAAHU WAA INAA ILEYHI RAAJACUUN.

MOHAMED JAMA FARAH

4
Apr

ALLAH(SWT) HA U NAXARIISTO SAHRA AHMED JAMA

Aniga oo ku hadlaya magaca hogaanka.org, kayga iyo kan xaskeyga,caruurtey waxaa aan umada Somaliland dhamaan uga tacsiyadeenayaa Sahra Ahmed Jama oo ku geeriyootey magaalada Hargeysa caasimada Somaliland.Si gaara waxaa aan uga tacsideenaya caruurteedii iyo caruurtii ay ayeyda u ahayd,ehelkeedii iyo qaraabadeediiba, Waxaana Allah weyne uga baryayaa inuu naxariistiisa jano geeyo Aamiin Yaa Allah dhamaanteena Samir iyo Iiman inaga siiyo.

1
Mar

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ TACSI

 

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

ILAMA SHUGRI XUSEEN OO KALA AH:

1- CABDILAHI SHUGRI 2- AABI SHURI 3- MUSTAFE SHUGRI 4- CABDIRAXMAAN SHUGRI 5- AXMED SHUGRI 6- AYRIIN SHUGRI 7- SICIID SHUGRI 8-SAMIIRA SHUGRI 9- CABDIBAASHE SHUGRI IYO 10- EDO SAADO XUSEEN CALI KUNA KALA NOOL DAAFAHA CAALAMKA ,SOMALILAND ENGIRIISKA IYO HOLAND. WAXAAY TACSI U DIRAYAAN  WASIIRKA  WASAARADA WARFAAFINTA IYO DHAQANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO  DHAMAAN  ILMA ABDILAHI GURI-BARWAAQO OO HABAR YARTOOD AMINA   AW CILMI FOOD SADDEX CISHO KA HORE KU GEERIYOOTEY CARIGA SOMALILAND MAGAALADA HARGEYSA LAGUNA AASEY ISLA MAGALADA IYO EDEDOOD BAADO FARAAX OO KU GEERIYOOTEY  MAALINTII SHALEY CARIGA SOMALILAND MAGALADA HARGEYSA LAGUNA AASEY IYADA MAGALADAASI. WAXAYNA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII AXSAABTII AY KA BAXEEN LABAADAAS MARXUUMADOOD LEE YIHIIN SAMIR IYO IIMAAN ALLE (swt) HA INAGA WADA SIIYO IYAGA NA HA U NAXARIISTO OO XARIISTII JANO HA GEEYO AAMIIN YAA RABI

1
Mar

TACSI إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

DHAMAAN  ILMO ADHI BADANE OO UU UGU HOREEYO ODAYGA REERKA MUDANE CABDILAAHI FARAAX CISMAAN (ADHIBADANE)   WAXAAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN  REER CABDILAHI FARAAX GURIBARWAAQO  OO HABAR YARTOOD AMINA   AW CILMI FOOD SADDEX CISHO KA HORE KU GEERIYOOTEY CARIGA SOMALILAND MAGAALADA HARGEYSA LAGUNA AASEY ISLA MAGALADA IYO EDEDOOD BAADO FARAAX OO KU GEERIYOOTEY  MAALINTII SHALEY CARIGA SOMALILAND MAGALADA HARGEYSA LAGUNA AASEY IYADA MAGALADAASI. WAXAYNA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII AXSAABTII AY KA BAXEEN LABAADAAS MARXUUMADOOD LEE YIHIIN SAMIR IYO IIMAAN ALLE (swt) HA INAGA WADA SIIYO IYAGA NA HA U NAXARIISTO OO XARIISTII JANO HA GEEYO AAMIIN YAA RABI

13
Jan

TACSI

tacsi_2012copy

Aniga oo Ku hadlaya Magacayga Kan Qoyskeyga, iyo Dhamaanba Ehelka iyo Axsaabteyda Waxaa Tacsi u dirayaa Dhamaan Caruurtiisii,Walaalihii,Ehelkii iyo Axsaabtii uu Ka Baxay Maxamed Jibaaxe oo  Alle ha u naxariistee geeriyoodey Xalay oo taariikhdu ahayd 13/01/2018 Kuna geeriyoodey cariga Engiriiska gaar ahaan magaalada London . Waxaa aan Allah (swt) uga baryayaa inuu naxariistii jano geeyo ,dhamaan Ehelkii iyo qaraabadii ,axsaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin yaa Allah.

12
Dec

Maxamed Cismaan Askari iyo Taariikhdii Marwo Guduudo Carwo Ila Wadaaga!

Waxaa aan Tacsi u dirayaa dhamaan ehelkii,qaraabadii,Axsaabtii iyo umada Afsomalilga ku hadasha dhamaan Allah ha u naxariistee  geeri ku timi Shamis Abakor Ismaciil oo loo yaqaaney Guduudo Carwo.

Maxamed Cismaana wuu ku mahadsan yahay in uu inooga waramo taariikhdii marxuumada.

 

18
Jul

Tacsi Inna Lillaahi Wa Inna Ilayhi Rajucuun

Aniga oo ku hadlaya magacayga kan xaaskeyga (Raqiya Cali) iyo kan,dhamaan ehelka iyo axsaabteyda halkan waxaa aan tacsi uga dirayaa Morwo Saado Cabdi dhuudhi iyo caruurteeda  , ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuun Xamse Maxamed Gaadaweyne oo ka mid ahaa Golaha wakiilada Somaliland oo Maalintii shaley ku geeriyoodey magaalada hargeysa Waxaa aan Allah(swt) uga baryayaa inuu janadiisa farduusa geeyo Ehelkii asxaabtii iyo dhamaan qaranka somalilandna sammir iyo iimaan ka siiyo Aamin yaa Rabi.

Mohamed

 

%d bloggers like this: