Skip to content

Posts from the ‘Youtube’ Category

4
Jul

BUUBAA LUGOOYADA DALKAGA KA DAA!

Waxaa aan Jecelahay Adeero Buubaa in aan u tilmaamo inuu dadkiisa iyo dalkiisa dhibka ka daayo,oo uu ka mid noqdo hogaamiyayaasha wanaagsan ee wakhtiga adag is garabtaaga dalkooda intii hore dhibaato noogu filan ee aad u geesatey dadka dalka Somaliland imikana Alle ka baq oo ka shaqee mideynta dadka reer Somaliland midnimada Somaliya ha kuu dambeysee horta dhis dalkaga iyo dadkaaga ka dibna talo adiga ayey ku jirtaa balse shacabku may fahmin waxaa aad ugu soo noqotey Somaliland oo aad ka tagtey wakhti ay kuu baahney,imika oo ay kortey cidna uma baahna Alle(swt) mooyee isaga ayaana ilaalinaya kuna filan…….!

27
Jun

Xusuus Reeb iyo Mudane Hadraawi

27
Jun

FAYSAL IYO 26 JUUN

15
Jun

SOMALIYA IYO SAAKA!

9
Jun

XUSUUS AAN LA ILAWI KARIN DOQONSE YEEL KADEED!

Waxaa loo bahan yahay in aynu dalkeena ilaashano iskaashano,nabadana ilaalino Somaliland waa lawada leeyahay,balse far qudhi fool ma dhaqdo!

15
May

SHIINE CULEY IYO ARAGTIDIISA!

Shiine Culey intaa uu gartey ayaa dad badan oo reer Somaliland garan layihiin………

2
Apr

Caqligii Wanaagsan Itaal Inuu Ka Roonyahay Bal Eegoo U Fiirsada Q:2 aad

27
Mar

Sooraan , Jawaan Iyo Jigjiga faaladu waa idinka!!!

24
Mar

Barnaamujka Shaqo Qaran ee Ardeyda Somaliland Dafcadii 1aad

27
Feb

Maskaxdaada La Kaasho!

Aragtida Cabdilaahi Balwan iyo Barnaamujkiisa Subax Wanaagsnan

%d bloggers like this: